Barashada afka soomaliga





Barashada afka soomaliga

Xuruufta afka soomaaligu waxay ka kooban tahay 21 shibane iyo 5 shaqal. Hoos waxaa ku qoran xuruufta afka soomaaliga iyo dhawaaqooda.

XarafDhawaaqaArey ka bilowda xarafkan
BbBaBar, Baro, Buur
TtTaTaar, Talo, Toos, Tiro
JjJaJaar, Jago, Jilib, Jeer
XxHaXero, Xoog, Xeer, Xor
DdDaDoor, Dameer, Daad, Deg
RrRaRabsho, Rag, Reer, Raad, Raas
SsSaSafar, Saliid, Sawir, Sahal, Saf
ShshShaShan, Shanlo, Sheeko, Shaf
DhdhDhaDheg, Dhalo, Dhoof, Dhabar
CcAACaan, Cagaf, Cad, Caano
GgGaGabar, God, Gees, Galab
FfFaFaan, Faras, Funka, Fasal, Fahan
QqQaQoys, Qareen, Qiiro, Qumbe, Qalab
KkKaKaalay, Kaalmo, Keen, Koor, Kibir
MmMaMaal, Muruq, Meel, Mas, Male
NnNaNasiib, Noog, Nolol, Niyad
WwWaWar, Wareeg, Waydiin, Wakiil, Wiil
HhHaHoray, Hogaan, Hees, Hilib, Higaad
YyYaYeel, Yariis, Yey, Yaxaas, Yaanyo




Shaqalada

Shaqalada waxay u kala baxaan shaqalada dheer iyo shaqalada gaaban

Shaqalada gaaban waa Aa, Ee, Ii, Oo, Ou
Shaqalada dheerna waa AAaa, EEee, OOoo, UUuu

Comments